Abyan Academy

  • Home
  • Abyan Academy

Abyan Academy Barashada cilad bixinta computer ka desktop iyo laptop ba
hardware iyo software

computer repair academy

17/02/2025
Baro sida loo ciladbixiyo computer ka desktop iyo laptop hardware iyo software.Registration is availableWaxaan qaadanayn...
11/02/2025

Baro sida loo ciladbixiyo computer ka desktop iyo laptop hardware iyo software.

Registration is available

Waxaan qaadanaynaa fasalo cusub.

Registration is open
01/02/2025

Registration is open

Noqo xirfadle professional ah Abyan academy waxay kuu soo kordhisay course ah graphic design, waxaanad ku barandoontaa s...
30/01/2025

Noqo xirfadle professional ah
Abyan academy waxay kuu soo kordhisay course ah graphic design, waxaanad ku barandoontaa softwares kala ah adobe photoshop waxaanu socondoonaa Mido halbil ah .

Casharada waa cashara isku xigxiga waxaana laga soo bilaabaa Basic ilaa ad ka noqota professional graphic designer

waxa adna ku baran doontaa Sida loo sameeya

Logo design
✅Logo stamp design
✅Social media poster Designs
✅ID card design
✅Business Card Design
✅Board design
✅Roll up banner design
✅Tri fold brochure Design
✅Invitation Design
✅Calendar design
✅Invoice design
â–ªDhamaanka waxa ad ku baran doonta sida mockup loogu qurxiyo design yada ad soo sameysay adigo isticmaalaya
✅Photoshop
✅ Caawinaad 24/7 ah
Wixii kugu Adkaada waa lagaa cawinaa
✅Certificate

Nagala soo xiriir WhatsApp Number-ka 63 4187350

page abyan academy

25/01/2025

CAMERA NIGHT OWL DVR
Set up and installation.

Waanu kugu training garaynaynaa xirfada cctv camera .
Noqo xirfadle cctv camera

Registration what app 63 4187350.

23/01/2025

Training hardware Course

Barashada

Hard drive and ssd

Assalamu allaykum dhamaan bulshada ku dhaqan gobbolada  iyo dhamaan deegaanada somalidu degto ee jecel inay bartaan xirf...
21/01/2025

Assalamu allaykum dhamaan bulshada ku dhaqan gobbolada iyo dhamaan deegaanada somalidu degto ee jecel inay bartaan xirfada CCTV camera sidoo kale analog camera iyo Ip camera ,WiFi camera360 degree

Waxaan idiin diyaarinay course dhamaystiran oo CCTV CAMERA oo soconaya muddo bil ah kaas oo hadii aanad burco joogin aad ku dhigan doonto "Online telegram" way socota diwaangalintu

Qiimaha courseku only waa 15 Dollar

" Noqo xirfadle dhamaystiran Oo CCTV CAMERA kuna shaqaysta.

Mahadsanidiin dhamaantiin .

Contact us Telesom: 063 4187350 or somtel 065 4187350

20/01/2025

ķubaro qaab offline ah iyo qaab online xirfada CCTV camera full course
alanog camera ip camera iyo WiFi or 4G card camera

Goobta burco agagaarka sagaljet company.

Contact us 634187350 iyo 654187350

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abyan Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share