Punt Technology Solutions

Punt Technology Solutions PuntTech Solutions – Delivering top-notch IT services, cybersecurity solutions, web development, and IT education in Puntland and Somalia.

We empower businesses with secure, innovative, and cutting-edge technology.

Maxay yihiin talaabooyinka Dowladda U Baahan Tahay Inay Si Degdeg ah U Qaaddo Kadib jabsashada nidaamka E-Visa-ga ee som...
18/12/2025

Maxay yihiin talaabooyinka Dowladda U Baahan Tahay Inay Si Degdeg ah U Qaaddo Kadib jabsashada nidaamka E-Visa-ga ee somalia. πŸ‡ΈπŸ‡΄

Warbixinno dhowaan la shaaciyay waxay muujinayaan in nidaamka Somalia e-Visa system uu la kulmay cybersecurity incident halis ah, taas oo keentay in personal data ay khatar gasho. Arrintani ma aha kaliya technical issue, waa public trust issue.

Haddaba, maxay tahay in dowladda si dhakhso ah u sameyso?

πŸ”Ή 1. System isolation / restriction
Nidaam kasta oo laga shakiyo waa in si degdeg ah loo xaddido ama loo hakiyo ilaa security review la sameeyo. Haddii kale, khatartu way sii soconaysaa.

πŸ”Ή 2. Independent security audit
Waa in la sameeyo independent cybersecurity audit, oo lagu hubiyo:
β€’ Access control
β€’ Data storage & encryption
β€’ Logging & monitoring
β€’ Incident response readiness

πŸ”Ή 3. Public notification & transparency
Dadka ay saameysay waa in si cad loo wargeliyaa. Silence after a breach destroys trust ka badan hacking-ga laftiisa.

πŸ”Ή 4. Strong governance & accountability
Cybersecurity ma aha software kaliya. Waa:
β€’ Governance
β€’ Clear responsibility
β€’ Accountability

Haddii aysan jirin accountability, breaches way soo noqnoqonayaan.

πŸ”Ή 5. Human capacity building
Firewalls iyo systems keligood waxba ma qaban karaan. Waxaa loo baahan yahay:
β€’ Trained cybersecurity professionals
β€’ Secure development practices
β€’ Continuous monitoring

People are the first line of defense.

πŸ”Ή 6. Security & privacy by design
Systems ka shaqeeya visas, passports, iyo identity data waa in amniga lagu dhisaa from day one, ma aha kadib marka hacking dhacdo.

Cybersecurity is about protecting people, not just systems.

β€” Punt Tech Solution

πŸ”’ War Cusub oo Khatar ah – PuntTech SolutionsWaxaa la xaqiijiyey in in ka badan 16 bilyan (16,000,000,000) password ay s...
20/06/2025

πŸ”’ War Cusub oo Khatar ah – PuntTech Solutions
Waxaa la xaqiijiyey in in ka badan 16 bilyan (16,000,000,000) password ay si xun u baxeen, lajab saday (password leak),kuwaas oo laga helay adeegyo waaweyn sida Google, Apple, Telegram, iyo xitaa hay’adaha dowliga ah. Tani waa mid kamid ah jebinta xogaha ugu weyn taariikhda.

Maxaad sameyn kartaa hadda?πŸ‘‡
βœ… Beddel password-yada aad isticmaasho meelahaas.
βœ… Ha isticmaalin password isku mid ah meel kasta.
βœ… Adeegso 2FA (Two-Factor Authentication) si aad uga ilaaliso akoonkaaga.
βœ… La soco digniinaha PuntTech Solutions si aad uga hor tagto khatarta.

Amnigaagu waa masuuliyaddeenna – Nala soco si aad u badbaado.

Ciiid wanagsan
29/03/2025

Ciiid wanagsan

Ramadaan mubarak πŸŒ™
01/03/2025

Ramadaan mubarak πŸŒ™

16/02/2025

πŸ”Ή Punt Technology Solutions oo Dhistay Nidaamka DhegedXchange! πŸ”Ή

Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno mid ka mid ah mashruucyadii aan ka shaqeynay – DhegedXchange, oo ah nidaam casri ah oo fududeeya iibsiga iyo iibinta cryptocurrency iyadoo la adeegsanayo lacagaha maxalliga ah.

πŸ”§ Kooxdayada IT-ga ee Punt Technology Solutions ayaa dadaal badan gelisay si loo dhiso nidaam hufan, ammaan ah, oo casri ah si macaamiisheena ay u helaan adeeg la isku halleyn karo. Waxaan mar walba u taagan nahay horumarinta ganacsiyada digital-ka iyo bixinta xalal IT oo tayo sare leh!

βœ… Haddii aad rabto in shirkaddaadu hesho nidaam la mid ah ama aad u baahan tahay xal IT, nala soo xiriir!

πŸ’» Booqasho: https://dhegedxchange.com/
πŸ“ž Wixii Faahfaahin ah: 907 203 992

πŸš€πŸ”₯

Punt Tech Solutions – Hormarinta Amniga iyo Teknolojiyada PuntlandDunida maanta, amniga xogta iyo hormarinta teknolojiya...
24/01/2025

Punt Tech Solutions – Hormarinta Amniga iyo Teknolojiyada Puntland

Dunida maanta, amniga xogta iyo hormarinta teknolojiyada waa kuwa udub dhexaad u ah guusha hay’adaha iyo ganacsiyada kala duwan. Punt Tech Solutions waa shirkad u heellan kor u qaadista wacyigelinta amniga cyber-ka iyo bixinta adeegyo casri ah oo la jaanqaadaya baahiyaha ganacsiga Puntland.

Waxaan xooga saareynaa ilaalinta hantida xogeed ee shirkadaha, hay’adaha dowliga ah, iyo kuwa gaarka loo leeyahay. Adeegyada aan bixinno waxaa ka mid ah:

πŸ”Ή Amniga Cyber-ka: Hubinta in ganacsigaagu u hoggaansamo heerarka amniga, ilaalinta xogaha muhiimka ah, iyo qiimeynta nuglaanshaha (Vulnerability Assessment & Pe*******on Testing).

πŸ”Ή Tababaro iyo Wacyigelin: Waxaan diyaarinaynaa barnaamijyo lagu horumarinayo aqoonta shaqaalaha ee ku aaddan hanashada khataraha cyber-ka iyo xeeladaha ka hortagga weerarada.

πŸ”Ή Xalal IT oo Dhameystiran: Laga soo bilaabo horumarinta shabakadaha (Network Solutions) illaa dhisidda nidaamyo casri ah oo ganacsiyada ka caawiya horumarka iyo kobaca.

Hadafkeenu waa inaan hormuud u noqono amniga cyber-ka iyo hormarinta IT-ga ee Puntland. Waxaan aaminsanahay in adkeynta amniga dijitaalka ah ay lagama maarmaan u tahay koboca dhaqaale iyo horumarka bulshadeena.

Punt Tech Solutions – Waa xalkaaga amniga iyo teknolojiyada ee Puntland!

Nala soo xiriir si aad uga faa’iidaysato adeegyada aan bixinno.

🌐 Websaydhka: www.puntTechSolutions
πŸ“§ Email: [email protected]
πŸ“ž Telefoon: 00252907203992

πŸš€Ma u baahan tahay naqshad logo ama naqshad guud oo ganacsigaaga ah?Haddii aad u baahan tahay naqshad casri ah oo soo ji...
22/01/2025

πŸš€Ma u baahan tahay naqshad logo ama naqshad guud oo ganacsigaaga ah?

Haddii aad u baahan tahay naqshad casri ah oo soo jiidasho leh oo ka turjumaysa sumadda ganacsigaaga,Punt Technology Solutions waxay ku siinaysaa adeegyo dhameystiran oo ku habboon baahidaada. Waxaan kuu diyaarin karnaa:

🎨 Naqshad Logos – Ka turjumaya shakhsiyadda ganacsigaaga.
πŸ“ˆ Naqshado ganacsi – Boodhadh, kaarar ganacsi, iyo muuqaal suuq-geyn.
🌈 Isku-duwid midab iyo qaab – Si loo abuuro sumad muuqaal leh oo xirfadeysan.

πŸ’‘ Maxaad naga dooranaysaa?
β€’βœ… Naqshad gaar ah oo la jaan-qaadaysa aragtidaada.
β€’βœ… Koox khibrad leh oo hal-abuur leh.
β€’βœ… Qiimo macquul ah oo la heli karo.

Nala soo xiriir maanta si aan u bilowno naqshadda riyadaada!

πŸ“ž Wac: [907 203 992]
πŸ“§ Email: [[email protected]]
🌐 Website: [www.puntTechSolutions.com]

punt technology solutions - Hal-abuur iyo Horumar si waafaqsan baahidaada! ✨

nagala soo xiriir whatsApp number kan hoose. Ama guji link-ga hoose.
21/01/2025

nagala soo xiriir whatsApp number kan hoose. Ama guji link-ga hoose.

πŸŽ“ Exciting News! IT & Cybersecurity Education Coming Soon! πŸš€We at PuntTech Solutions are thrilled to announce that our I...
20/01/2025

πŸŽ“ Exciting News! IT & Cybersecurity Education Coming Soon! πŸš€

We at PuntTech Solutions are thrilled to announce that our IT and cybersecurity training programs are coming soon! πŸŽ‰ Get ready to enhance your skills, boost your career, and stay ahead in the ever-evolving digital world.

πŸ”Ή What to Expect:
βœ”οΈ Expert-led courses in Cybersecurity, Web Development, IT Fundamentals, and more!
βœ”οΈ Hands-on learning with real-world projects and practical skills.
βœ”οΈ Flexible online and in-person sessions to fit your schedule.
βœ”οΈ Certifications that will help you stand out in the job market.

Stay tuned for updates and be the first to enroll in our exciting training programs! πŸ’»βœ¨

πŸ“© Follow us to stay updated!

πŸš€ Transform Your Business with PuntTech Solutions! πŸ”’At PuntTech Solutions, we provide a wide range of IT and cybersecuri...
20/01/2025

πŸš€ Transform Your Business with PuntTech Solutions! πŸ”’

At PuntTech Solutions, we provide a wide range of IT and cybersecurity services to help businesses thrive in the digital age. Whether you need a secure IT environment, a stunning website, or expert consultation, we’ve got you covered!

πŸ”Ή Our Services Include:

βœ”οΈ Cybersecurity Solutions – Pe*******on testing, risk assessments, network security, and incident response to protect your business from cyber threats.

βœ”οΈ Web Development – Custom websites, e-commerce solutions, and mobile-responsive designs tailored to your needs.

βœ”οΈ IT Consulting & Support – Infrastructure management, cloud solutions, and tailored IT strategies to enhance your operations.

βœ”οΈ Graphic & UI/UX Design – Logo design, branding, and eye-catching visuals to help your business stand out.

βœ”οΈ IT Education & Training – Professional courses in cybersecurity, web development, and IT essentials to empower individuals and businesses.

At PuntTech Solutions, we believe in innovation, security, and excellence. Let us help you achieve your goals with our expert services.

πŸ“© Contact us today and take your business to the next level!

Address

Bosaso, Puntland
Bosaso
JH09010

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Punt Technology Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share