Puntland Technology Solution- PTECH

Puntland Technology Solution- PTECH Want to start a business that grows successful in no time? Let us Design Website & Software for you.
(1)

Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™โœจPTECH Solution waxay dhammaan macaamiisheeda iyo umadda Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa bisha barakays...
18/02/2026

Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™โœจ
PTECH Solution waxay dhammaan macaamiisheeda iyo umadda Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa bisha barakaysan ee Ramadaan.
Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada.
๐Ÿ“ž +252906921424
๐Ÿ“ฒ SOLUTION

JIMCE WANAAGSAN PTECH Solution waxay idiin rajaynaysa farxad, nabad iyo guul.
13/02/2026

JIMCE WANAAGSAN
PTECH Solution waxay idiin rajaynaysa
farxad, nabad iyo guul.

๐—ฃ๐—ง๐—˜๐—–๐—› ๐—ฆ๐—ผ๐—น๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ปWaxaan bixinaa adeegyo casri ah oo tayo sare leh, kuna saleysan hal-abuur, xirfad iyo kalsooni si aan u ko...
06/02/2026

๐—ฃ๐—ง๐—˜๐—–๐—› ๐—ฆ๐—ผ๐—น๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
Waxaan bixinaa adeegyo casri ah oo tayo sare leh, kuna saleysan hal-abuur, xirfad iyo kalsooni si aan u kobcinno ganacsigaaga
๐—”๐——๐—˜๐—˜๐—š๐—ฌ๐—”๐——๐—˜๐—˜๐—ก๐—ก๐—”
โ€ข Horumarinta Websayt-yada (Web Development)
โ€ข Naqshadeynta Websayt-yada (Web Design)
โ€ข Tafatiirka Fiidyowyada (Video Editing)
โ€ข Aqoonsiga Summadda (Brand Identity)
โ€ข Motion Graphics
โ€ข Suuq-geynta Baraha Bulshada (Social Media Marketing).

๐Ÿ“ฑ Nala soco: Solution

โœจ Happy New Year 2026 โœจSanad cusub oo fursado cusub ah!PTECH Solution waxay kuu rajaynaysaa horumar, guul iyo hal-abuur ...
01/01/2026

โœจ Happy New Year 2026 โœจ
Sanad cusub oo fursado cusub ah!
PTECH Solution waxay kuu rajaynaysaa horumar, guul iyo hal-abuur teknoolojiyadeed.

๐Ÿš€Bilow sanadka cusub adigoo la shaqeynaya PTECH Solution
| | |

Shaqooyin qurux badan oo aanu laqabanay machadka facawayn ee Puntland College.
15/12/2025

Shaqooyin qurux badan oo aanu laqabanay machadka facawayn ee Puntland College.

15/12/2025

๐—ง๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ต๐˜‚๐—ฏ๐—ผ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜†
๐ŸŽ“ Puntland College ugu kaalay Waxbarasho tayo sare leh, shahaadooyin si rasmi ah loo aqoonsan yahay iyo mustaqbal aad ku faani karto.

๐Ÿ“œ Shahaadooyin la aqoonsan yahay
๐ŸŒ Caan ka ah Puntland & guud ahaan Soomaaliya
๐Ÿš€ Kobci aqoontaada, dhis xirfaddaada

๐Ÿ‘‰ Ku biir maanta โ€“ Mustaqbalkaaga aanu dhisne.



02/12/2025

Bosaso Tech Summit

Puntland Technology Solution- PTECH ๐–๐ž ๐€๐ซ๐ž ๐‡๐ข๐ซ๐ข๐ง๐ !Waxaan raadineynaa 3qof oo leh hal-abuur iyo xirfad, oo diyaar u ah in...
23/11/2025

Puntland Technology Solution- PTECH
๐–๐ž ๐€๐ซ๐ž ๐‡๐ข๐ซ๐ข๐ง๐ !

Waxaan raadineynaa 3qof oo leh hal-abuur iyo xirfad, oo diyaar u ah inay sameeyaan content tayo sare leh!

๐Ÿ“Œ Jagada: Content Creator
๐Ÿ“Œ Tirada: 3 boos (2wiil iyo 1gabar)
๐Ÿ“Œ Deadline: 27-Nov-2025

Haddii aad leedahay xirfada :
โœ“ Muuqaal Abuurida sida Cod sameynta.
โœ“ Fikrado cusub oo hal-abuur leh
โœ“ Duubida iyo tabinta Muuqaalo Xayasiis ah.

Kuso biir team keena adigoo soo diraya
CV-gaaga:
๐Ÿ“ง [email protected]

Ku soo dhawoow fursad cusub oo xirfadeed โ€” PTECH Solution ayaa kuu furantahay!

๐Ÿ“ฃ ๐—ฃ๐—ง๐—˜๐—–๐—› ๐—ฆ๐—ข๐—Ÿ๐—จ๐—ง๐—œ๐—ข๐—ก โ€“ ๐—œ๐—ก๐—ง๐—˜๐—ฅ๐—ก๐—ฆ๐—›๐—œ๐—ฃ ๐—ข๐—ฃ๐—ฃ๐—ข๐—ฅ๐—ง๐—จ๐—ก๐—œ๐—ง๐—ฌ!PTECH Solution waxay raadinaysa 2qof oo  Internship ah kuwaaso leh ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€...
17/11/2025

๐Ÿ“ฃ ๐—ฃ๐—ง๐—˜๐—–๐—› ๐—ฆ๐—ข๐—Ÿ๐—จ๐—ง๐—œ๐—ข๐—ก โ€“ ๐—œ๐—ก๐—ง๐—˜๐—ฅ๐—ก๐—ฆ๐—›๐—œ๐—ฃ ๐—ข๐—ฃ๐—ฃ๐—ข๐—ฅ๐—ง๐—จ๐—ก๐—œ๐—ง๐—ฌ!

PTECH Solution waxay raadinaysa 2qof oo Internship ah kuwaaso leh ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜.

Haddii aad leedahay hal-abuur, karti, iyo rabitaan aad ku horumariso xirfaddaada, fursaddan waa adiga!

๐Ÿ“Œ Open Positions:

๐ŸŽจ Graphic Design

๐Ÿ’ป Web Development

๐Ÿ“† Deadline: 22 November 2025
๐Ÿ“ฉ Send Your CV: [email protected]

Ku soo dhowow โ€“ Gacmo Furan!
Waa fursad aad ku dhisi karto mustaqbalkaaga IT-ga.


๐——๐˜‚๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ธ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐˜๐—ฎ๐—ฎ, ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป!  ๐ŸŒ๐Ÿ’กPuntland Technology Solution- PTECH  ayaa kaa caawinaysa inaa...
05/11/2025

๐——๐˜‚๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ธ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐˜๐—ฎ๐—ฎ, ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป!
๐ŸŒ๐Ÿ’ก
Puntland Technology Solution- PTECH ayaa kaa caawinaysa inaad u tallaabsato dhinaca casriga.

โžก๏ธ Web Design
โžก๏ธ App Development
โžก๏ธ Digital Marketing

Ku soo dhowoow gacmo furan ๐Ÿค


๐Ÿš€ ๐Š๐ฎ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐ญ๐ž๐ค๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก!PTECH Solution waxay ku keentaa xalal dhameystiran oo ku saabsan:โœ… Web...
01/11/2025

๐Ÿš€ ๐Š๐ฎ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐ญ๐ž๐ค๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก!

PTECH Solution waxay ku keentaa xalal dhameystiran oo ku saabsan:

โœ… Website Development โ€“ Dhisid degel casri ah oo soo jiidasho leh
โœ… Website Maintenance โ€“ Daryeel joogto ah si degelkaagu u ahaado mid ammaan ah oo shaqeynaya
โœ… Mobile App Development โ€“ Abuuris app fudud oo isticmaale-saaxiib ah

๐Ÿ’ก U gudub heerka xiga ee ganacsigaaga maanta!
๐Ÿ‘‰ Nala soo xiriir si aanu ubilowno mashruucaaga.

๐Ÿ“ฒ Raac boggeena si aad ula socoto adeegyada cusub iyo fikradaha teknolojiyadda casriga ah.




๐Ÿš€ Ku soo dhowow Puntland Technology Solution- PTECH โ€” Hoyga-ka hal-abuurka iyo tignoolajiyada isku milan!Waxaan bixinaa ...
25/10/2025

๐Ÿš€ Ku soo dhowow Puntland Technology Solution- PTECH โ€” Hoyga-ka hal-abuurka iyo tignoolajiyada isku milan!

Waxaan bixinaa adeegyo kaa caawinaya in ganacsigaagu u ekaado mid casri ah oo xirfad leh sida:-
โœจ Logo & Brand Design
๐Ÿ“ฑ Digital Marketing Strategy
๐ŸŽ‰ Event Branding Design
๐ŸŽฌ Video Editing

๐Ÿ’ผ U diyaarso sumaddaada in ay iftiinto!
๐Ÿ‘‰ la xiriir kooxdeena khibradda leh.
907 710 911 /905 447 063

Address

New Bosaso
Bosaso
252

Telephone

+252906921424

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Technology Solution- PTECH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share