Haldoor Tech

Haldoor Tech Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Haldoor Tech, Computer Company, awdal, Borama.

Hoyga barashada cilmiga technologyada ee haldoor tech join our telegram channel https://t.me/haldoortech join our youtube channel https://youtube.com/?si=8Cj5Hi2vsEDpY-CS

📍BOORAMA📍Ma jeceshahay barashada graphic design?Waxan bilawnay dufcadi 1aad oo qaadan doonta coursadan qiimaha badan ee ...
06/09/2025

📍BOORAMA📍
Ma jeceshahay barashada graphic design?
Waxan bilawnay dufcadi 1aad oo qaadan doonta coursadan qiimaha badan ee graphic designka oo aan ku bixin doono qaab bilaash ah.
Hadaba hadad jeceshahay barashada xirfadan graphic designka fadlan yaysan kaa buuxsamin kana mid noqo 15 arday ee hadhay oo hada isdiwaangali

Whatsapp:+25263353567

Youtupekena subscribe saaro
https://youtube.com/?si=dxLl1JCqMI-4D_ur

Telegram channell
https://t.me/haldoortech

Markale lasoo deg appka zoom ka si aad ula socoto casharada si joogta ah Nagusoo biir Mahadsanid
05/09/2025

Markale lasoo deg appka zoom ka si aad ula socoto casharada si joogta ah
Nagusoo biir
Mahadsanid

You will learn ! Adobe photoshop (basic to advance level training+certificate)Adobeillustrator (basic to advance level t...
05/09/2025

You will learn !
Adobe photoshop (basic to advance level training+certificate)
Adobeillustrator (basic to advance level training+certificate)
Adobe indesign (basic to intermediate level training+certificate)

H**e uga mid noqo 25 arday ee hesha courska freega ah ee graphic design expert traingn

Nagala soo xidhiidh whatsapp
0633535567

10 dayd left  Xasuusin markale ardayda jecel ama xiisaysa barashada graphic designka inay ka hadhay 10 cisho wax ka yar ...
05/09/2025

10 dayd left
Xasuusin markale ardayda jecel ama xiisaysa barashada graphic designka inay ka hadhay 10 cisho wax ka yar bilaabista courska

Isdiwaangali oo nagala soo xidhiidh whatsapp ka
063353567
Folow, like, share

Boorama👇Kuso dhawow macadka barashada cilmiga technologyada ee haldoor tech waxana ku bilawnay fursad aan ku qaadan doon...
05/09/2025

Boorama👇
Kuso dhawow macadka barashada cilmiga technologyada ee haldoor tech waxana ku bilawnay fursad aan ku qaadan doono 25 arday oo si bilasha ku baran doona coursada graphic designka

Yaysan ka xidhmin diwaangalintu oo ku eeg 15ka bishan septemper
Wixi faahfaahin ah nagala soo xidhidh whatsap numberka +252633535567

Address

Awdal
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haldoor Tech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share