Baariyow Media

Baariyow Media Ku soo dhawoow Baariyow Media! Halkaan waxaad ka heli doontaa warar deg-deg ah, arrimaha siyaasadda, iyo madadaalo xiiso leh.

Noqo qofka ugu horreeya ee ogaada waxa socda maanta!

👉 Follow & Share si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay. 🚀

03/09/2026

Xaalka Baydhabo iyo Saaka. 😱

02/09/2026

Marka xaalka kugu xumaado aadna joogtid meel iska kooban - Qoftaan beerka ayey ka hadashay 😱😄

Koonfur Galbeed: Hoggaamiye Madoobe oo Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka.Baydhabo, 2 Sebteembar 2026: Hoggaamiyaha...
02/09/2026

Koonfur Galbeed: Hoggaamiye Madoobe oo Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka.

Baydhabo, 2 Sebteembar 2026: Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka.

Kulanka ayaa looga hadlay doorka odeyaasha ee dib-u-heshiisiinta, nabadaynta iyo xoojinta wadajirka bulshada Koonfur Galbeed.

Odeyaasha ayaa Hoggaamiyaha la wadaagay talooyin ku aaddan dardargelinta geeddi-socodka dib-u-heshiisiinta iyo adkaynta nabadda.

01/09/2026

Dhulboobkii ugu darnaa oo saakay ka socda Suuq Boocle ee degmada Dharkiinleey. Ganacsatada masaakiinta oo iyagoo aan fileynin halmar cagaf la dhexgaliyay.

 -cusub: In ka badan 60 Xildhibaan ayaa gudbiyay mooshin xil-ka-xayuubin ah oo ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali...
30/08/2026

-cusub: In ka badan 60 Xildhibaan ayaa gudbiyay mooshin xil-ka-xayuubin ah oo ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Xoosh, iyagoo ku eedeeyay inuu beddelay odayaashii dhaqanka ee rasmiga ahaa, kuna beddelay kuwo cusub.

Mooshinka waxaa hormuud ka ah Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka, waxaana la filayaa in berri Golaha la horgeeyo. Haddii uu hirgalo, wuxuu noqonayaa mooshinkii ugu horreeyay ee noociisa ah ee Golaha la horgeeyo muddo afar sano ah.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in qorshe kale uu jiro oo mooshin looga keeni karo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Baariyow Media
Warbaahin madax-banaan.

29/08/2026

No Caption 😱👀
Video gaan iyo hadalka Taliyaha waxaa kaaga baxay inala wadaag.

29/08/2026

-DEG: Dowlada Soomaaliya oo Ciidankii ugu badnaa ka dejisay Magalada Baydhabo. 👀

29/08/2026

80 jirka, Soomaaliya Shacabka kumatala BJFS wakaa iska caaytamaaya leh waxa cabaadaayaa waa Habartaa !! 😱

Wadankaan xaguu kusii socdaa ?

28/08/2026

Cadaaladdu ha noqoto mid loo siman yahay, xaqana yaan lagu qarin awood, dano gaar ah iyo eex.

 -DEG 🚨Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Gaashaanle Mustaf Axmed M...
27/08/2026

-DEG 🚨

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Gaashaanle Mustaf Axmed Maxamed (Malaaq Guudow) u magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Birmadka, kadib markii Taliye Sandheere uu xilka iska casilay.

Address

Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baariyow Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baariyow Media:

Shortcuts

Share