Kifaax Digital Service

  • Home
  • Kifaax Digital Service

Kifaax Digital Service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kifaax Digital Service, Computer Company, Banaadir, .

01/04/2026

Ma u baahan tahay WhatsApp number dibadda ah sida 🇺🇸 USA, 🇨🇦 Canada ama 🇬🇧 UK?

📲 Hadda la soo xiriir Kifaax Digital Service !

✔️ Adeeg degdeg ah
✔️ Qiimo jaban
✔️ Kalsooni buuxda

📞 🇸🇴 252615261579 / 252614426035
📞 🇰🇪 +254 722 280903

👉 Ha seegin fursadda — nala soo xiriir maanta!

01/04/2026

🎉 Soo dhawaaw Kifaax Digital Service – Hoyga Digital-ka Casriga! 🚀
Waxaan kuu haynaa QIIMO DHIMIS BALAAARAN 🔥
💡 Gemini Veo3 Public
Qiimihii h**e: $15 (2,500 KSh)
Qiimaha cusub: $8 (1,500 KSh) 💸
Ha seegin fursadan gaarka ah!
Hadda ka faa’iidayso adeegyo digital oo casri ah qiimo jaban.
📞 Nala soo xiriir: 🇸🇴 Somalia: +252 615261579 / +252 614426035
🇰🇪 Kenya: +254 722 280903
👉 Kifaax Digital Service – Halka aad ka hesho xalalka digital-ka ugu fiican!

01/04/2026
KIFAAX DIGITAL SERVICE – QIIMO DHIMIS BALAARAN 💥 Ilaa 60% OFF📅 Bilaabaneysa: 23/03/2026⏳ Dhamaaneysa: 30/03/2026🎯 ADEEGY...
23/03/2026

KIFAAX DIGITAL SERVICE – QIIMO DHIMIS BALAARAN

💥 Ilaa 60% OFF
📅 Bilaabaneysa: 23/03/2026
⏳ Dhamaaneysa: 30/03/2026

🎯 ADEEGYADA IYO QIIMAYAASHA:

📦 VEO 3 ULTRA (1 Month)
💰 Qiimihii H**e: /15$/
🔥 Hadda: 8$

📦 VEO 3 PRO (1K Credit)
💰 Qiimihii H**e: /20$/
🔥 Hadda: 10$

🎨 CANVA PRO (1 Year)
💰 Qiimihii H**e: /12$/
🔥 Hadda: 3$

🤖 CHATGPT PLUS (1 Month)
💰 Qiimihii H**e: /20$/
🔥 Hadda: 8$

🏢 CHATGPT BUSINESS (1 Month)
💰 Qiimihii H**e: /10$/
🔥 Hadda: 5$

🚀 CHATGPT GO (1 Year)
💰 Qiimihii H**e: /60$/
🔥 Hadda: 15$

📲 Lacag bixinta (EVC Plus):
👉 0614426035
👉 615261579

🌐 Website:
👉 kifaaxdigital.com

⚡ Dalbo hadda – qiimo dhimis xadidan!

🌙✨   Mubaarak ✨🌙Kifaax Digital Service waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan macaamiisheena, asxaabteena, iyo ummad...
19/03/2026

🌙✨ Mubaarak ✨🌙

Kifaax Digital Service waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan macaamiisheena, asxaabteena, iyo ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.

Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii suubbanaa 🤲
Ciiddan ciideeda ha inooga dhigo mid nabad, barwaaqo, iyo horumar leh.

Mahadsanidiin kalsoonida aad nagu qabtaan 💙
Kifaax Digital Service – Adeeg hufan, xal casri ah.

🌙 Ciid Mubaarak!

  Lambar Qabso Oo Tijaabi Nasiibkaaga Ku Guulayso $15 Dollars ||   || Ciidaadu Waa Nasiibkaaga Mahadsanid, Waxaan kuu ra...
19/03/2026

Lambar Qabso Oo Tijaabi Nasiibkaaga Ku Guulayso $15 Dollars || || Ciidaadu Waa Nasiibkaaga Mahadsanid, Waxaan kuu rajeenaynaa Guul.

1 illaa 300 || Qabso 1 Lambar oo keliya Mahadsanid.

#𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷-𝗸𝗮"

✅️ Waa inaad hal lambar qabsatid.
✅️ Waa inaad follow garaysid Page-ka.
✅ ️Waa inaad Post-ga share garaysid oo like saartid.
✅️ Waa inaad 3 qof soo metion garaysid.
✅️ Waa in dadka aad soo metion garaysid ay ka qaybgalaan Barnaamij-ka.

Macmiil Shirkadda Haleel Real Estate waxay kuu rajeenaysaa Nasiib wacan.

Zakaatul Fidriga (𝗱𝗮𝗴𝗮𝗿𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮) soonkaaga ayay daahirineysaa sidoo kalena masaakiinta ayey quud u tahay sida ka sugnaanta...
18/03/2026

Zakaatul Fidriga (𝗱𝗮𝗴𝗮𝗿𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮) soonkaaga ayay daahirineysaa sidoo kalena masaakiinta ayey quud u tahay sida ka sugnaantay Nabi Muxammad ﷺ "

Aan ku dadaalno bixinta Zakatul Firtiga iyo taakuleynta
Somalia
🌙

18/03/2026

QIIMO DHIMIS GAAR AH – CIIDDA AWGEED! 🔥
Kifaax Digital Service waxay kuu hayaan dalab cajiib ah 🎉
🚀 Veo3 Ultra 💰 Qiimihii h**e: $15 💸 Qiimaha hadda: $8 kaliya!
Ha ka faa’iideyso fursaddan gaarka ah ee ciidda 🎊
📲 Kala soo xiriir WhatsApp: +252615261579
🌐 Ama booqo website-keena: kifaaxdigital.com
⚡ Degdeg u qaado dalabkaaga – fursaddu waa xaddidan tahay!

18/03/2026

QIIMO DHIMIS GAAR AH – CIIDDA AWGEED! 🔥
Kifaax Digital Service waxay kuu hayaan dalab cajiib ah 🎉
🚀 Veo3 Ultra 💰 Qiimihii h**e: $15 💸 Qiimaha hadda: $8 kaliya!
Ha ka faa’iideyso fursaddan gaarka ah ee ciidda 🎊
📲 Kala soo xiriir WhatsApp: +252615261579
🌐 Ama booqo website-keena: kifaaxdigital.com
⚡ Degdeg u qaado dalabkaaga – fursaddu waa xaddidan tahay!

08/03/2026

🔥 Qiimo Dhimis Weyn – Veo 3 🔥

Qiimihii h**e: $15
Hadda: $8.5 oo kaliya!

Ka faa’iidayso qiimo dhimistan gaarka ah oo ay kuu sameysay Kifaax Digital Service

📞 Nala soo xiriir: 615261579
🌐 Website: kifaaxdigital.com

Ha seegin fursaddan! 🚀

06/03/2026

🌟 **Kifaax Digital Service** 🌟

Kifaax Digital waa adeeg casri ah oo diiradda saaraya hal-abuurnimo, tayo, iyo kalsoonida macaamiisha. Waxaan ku dadaalnaa inaan bixino xalal dijitaal ah oo fududeeya ganacsiga iyo horumarka bulshada.

💻 Adeeg tayo leh
🚀 Fikrado cusub
🤝 Kalsooni iyo daacadnimo

Haddii aad raadinayso adeeg dijitaal oo lagu kalsoonaan karo, **Kifaax Digital Service** waa doorashada saxda ah.

05/03/2026

🚀 Kifaax Digital Service waxay soo bandhigtay Kifaax Market!

Ma rabtaa meel aad si fudud ugu iibiso ama uga iibsato alaabo online?
Hadda waxaa diyaar ah Kifaax Market Application – marketplace cusub oo kuu ogolaanaya inaad ku xayaysiiso alaabtaada ama ka hesho wax kasta oo aad u baahan tahay.

✅ Iibi alaabtaada si fudud
✅ Ka hel badeecooyin kala duwan
✅ Ku xir ganacsigaaga online
✅ Adeeg degdeg ah oo ammaan ah

🌐 Booqo website-ka: https://kifaaxdigital.com

📲 Kifaax Market – Suuqaaga Dijitaalka ah!

Address

Banaadir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kifaax Digital Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kifaax Digital Service:

Share