Hanad

Hanad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanad, Computer Company, Hanad, Nairobi.

02/02/2020

Qiso Jaceyl Oo Faaido Badan, Wuxuu Yiri
Nolosheena waxee bilaabatay anagoon is aqoonin waxaan ku dhalanay meelo kala fag waligeen ismaanan arkin, balse awooda ALLAH ayaa aduunyada nagu kulmisay aragtideeda waa ku faraxday anigane sidoo kale aad baan ugu farxay, ka helitaan iyo jaceyl fara badan kadib waxaan go’aan ku gaarnay Inaan is guursano oo aan mid noqonaa, hadaba waxaa Muhiim noloshaas dhabta ah micnaheeda inaan wada garano Guurka kadib waxa imaan kara:
Waxaan u baahanahay waa inuusan fashilmin guurkeena iyo balanta aan ALLAH la galnay oo ah inaan isku baari noqonaa.
guurka maalinka uu dhacayo dadka wee faraxsanyihiin balse aniga waa murugsanahay oo waxaa La i saaray masuuliyad aad u weyn oo ah qof aniga nafsadeeda oo kale leh inaan u ahay U adeege “shaqaale” waxaa waajib igu ah inaan meel saaraa waxad xiran laheed waxaad cuni laheed iyo Wax walba oo farxadaada ku xirantahay Taasne aad ayee u adagtahay waana mida badanaa ee ku fashilmaan raga Qaar, waxaa ii furan hal wado oo ah inaan kaa dhigtaa xigaal sida Indhaheyga oo kale ah oo aan wax ku arko, midaas oo ka dhigan Inaan ahay Ruux an la’aantaa shaqeen karin sababtoo ah Indha la’aan lama shaqeen karo.
waxaa u baahanahay 4 waxyaabood inan helnaa 1.sabar 2.go’aan adag 3.Naxariis 4.xal (wax walba inan isla xalinaa)
1.sabar: waa inan kuu sabraa marka aad dhibaateesantahay sida marka aad uurka leedahay marka aad xanaaqsantaahy. adiga waa inaad sabartaa xiliyada aan murugsanahay ama xanaaqsanahay si dhexdeena uusan u imaanin khilaaf
2.go’aan: wa in uu Go’aankeenu ahaado Mid aanan ku burbureyn si fudud
go’aankeena wuxuu Noqon doonaa inaanan kala tagin ilaa geerida (dhimashada) nakala geysaa mooyee
3.Naxariis: waa inan isku naxariisana si ALLAH uu noogu Naxariisto qaasatan marka aad xanuunsantahy marka aan labadeena xaaladaha dhiban ku jirno waa inan is dareemsiina naxariis taasoo ka dhigan jaceyl aad u weyn inaan isku qabno
4.Xal: waa inaan xalina wax walba oo xumaan ah oo dhexdena ama familkeena soo dhex galo si w

Address

Hanad
Nairobi
WELLCMALL.MYFNS

Telephone

0790342204

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share