Soocadde Saciid Samatar

  • Home
  • Soocadde Saciid Samatar

Soocadde Saciid Samatar Founder & CEO – Kulmiye Technology Centre (KTC) | ICT Specialist | Digital Creator. Visit My Portfolio Website: https://soocaddeportfolio.lovable.app

Empowering Somali youth through technology, knowledge sharing, motivation, and personal development.

Inaa lilaahi wa inaa illeyhi raajucun. Eebbe wayne naxariistiisii haku araaaqo hoobalkii waynaa ee Soomaaliyeed Adeer Ax...
31/07/2026

Inaa lilaahi wa inaa illeyhi raajucun. Eebbe wayne naxariistiisii haku araaaqo hoobalkii waynaa ee Soomaaliyeed Adeer Axmed Cali Cigaal.

18/05/2026

“Cudud iyo awood baa calan lagu dhidbaayoo lagu daafacaa ciid!”. Quruxdaas, nabadaas iyo damaashaadkaas lama heleen haddaan wiilal iyo gabdho badan ciidda loogu aasin.

SHUHADADA STADIUM🏟️, BOOSAASO, BARI, PUNTLAND, SOMALIA.

18/05/2026

Hambalyo xulka Degmada Boosaaso🥳.

Buuq kale inoo siraada sida nabadda iyo is dhexgalka iyo u hambalyeynta Soomaaliland, mid baa igu leh 😂.

17/05/2026

Alla qurux waynaa, wacade DAL waan leenahaye DAD baanna ahayn!🙄.

Xamse Shaacir

17/05/2026

Sidaad xoolahaaga u ilaashato, xogtaadana u ilaasho🔐.

16/05/2026

Sidee Ganacsigaaga Google-ka loo keenaa? Muuqaalkaan kaga bogo.

Google Business Profile📸⏰☕️.
16/05/2026

Google Business Profile📸⏰☕️.

07/05/2026

Raggaan lafo waawayn bay dhuuxayaan.

Caawa dibigii Jaallaha ahaa baa dabka saaran😂.

Wuxuu ahaa kulan qiima badan oo ay si heer sare ah u soo agaasimeen ardayda qalin-jabisay sanadkaan ee community-ga USSO...
06/05/2026

Wuxuu ahaa kulan qiima badan oo ay si heer sare ah u soo agaasimeen ardayda qalin-jabisay sanadkaan ee community-ga USSO, iyadoo ujeeddadiisu ahayd casho, is-xog-waraysi iyo xuska guusha ay gaareen ardaydu.

Aniga ahaan, waxay ii ahayd farxad iyo sharaf weyn inaan ka mid noqdo ka qaybgalayaasha kulankan. Waxay ii noqotay fursad aan kula kulmay dad qiimo badan, isla markaana aan ka helay dhiirrigelin iyo xasuus qurux badan.

Kulanka waxaa ka muuqday midnimo iyo wadajir, iyadoo la is dhaafsaday fikrado wax ku ool ah iyo dardaaranno muhiim u ah mustaqbalka. Jawigu wuxuu ahaa mid degan, farxad leh, isla markaana xambaarsan rajooyin cusub.

Ugu dambeyn, waxaan si mug iyo miisaan leh ugu mahadcelinayaa dhammaan inta soo agaasintay kulankaan iyo kasoo qaybgalayaasha oo ka dhigay mid guul leh oo xasuus mudan.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soocadde Saciid Samatar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share