12/10/2025
Soo bandhigida Sahan. π«
Waa app cusub oo Soomaaliyeed oo lagu kulmo la iskuna barto,
laguna dhisay diinteena suuban, lagu xoojiyay dhaqankeena iyo dhiirigalinta Calafkaaga,
ayaan app-kan u sameynay umada Soomaaliyeed.
Soomaalida rumeysan helidda lamaanaha saxda ah
ayna tahay mid ku dhisan diinteena suuban iyo dhaqankeena,
isla markaana saldhig u ah ixtiraam, wanaag, iyo is-aaminid,
hadii Illaahay calafka iskugu kiin daro.
Ku biir hadda oo hel saddex bilood oo bilaash ah
si aad u hesho calafkaaga iyo lammaanahaaga.
Fadlan soo degso Sahan maanta β
waxaadna ka heli doontaa App Store iyo Google Play.
Diintaada. Dhaqankaaga. Calafkaaga.
Mahadsanidin.
ββββββββββ-
Introducing Sahan. π«
A new Somali matchmaking app β
built with our faith, strengthened by our culture, and inspired by your Calaf.
We created this app for the Somali community β
for those who believe that finding the right person
should be guided by faith, shaped by values,
and grounded in respect, kindness, and trust β
if Allah has written that Calaf for you.
Join now and get three months free
to begin your journey toward finding your calaf.
Download Sahan today β
available on App Store and Google Play.
Your Faith. Your Culture. Your Calaf.
Thank you.
Check out Sahan-Appβs video.