Wehel Digital Service

Wehel Digital Service Your one-stop solution for digital marketing and high-quality digital printing. We help your business stand out online and offline

Eid Mubarak ✨ Dhamaan ummada muslimiinta ah!
19/03/2026

Eid Mubarak ✨ Dhamaan ummada muslimiinta ah!

Ma doonaysaa in uu ganasigaagu gaadho macaamiil badan islamarkaana uu kobco gaacsigaagu? hadaba wehel DS waxay kaa caawi...
06/03/2026

Ma doonaysaa in uu ganasigaagu gaadho macaamiil badan islamarkaana uu kobco gaacsigaagu? hadaba wehel DS waxay kaa caawinaysaa gaadhida dad badan iyo qurxinta ganacsigaaga goor kasta iyo goobkasta.

📞Hadda nalasoo xidhiidh si aan u bilawno kobcinta ganacsigaaga!

👉 WhatsApp: https://wa.me/251915075569

Ramadan mubarak✨ Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.‎Ramadaan mubaar...
17/02/2026

Ramadan mubarak✨ Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
‎Ramadaan mubaarak. Farxad, caafimaad iyo cibaado ku sooma, Alle idankiis.

‎
‎
‎
‎

Bandhigga Buugga “Naafonimo Waa Maanka”‎‎Waxaa markii ugu horreysay caasimadda Dowlad-Deegaanka Soomaalida ee Jigjiga la...
11/02/2026

Bandhigga Buugga “Naafonimo Waa Maanka”
‎
‎Waxaa markii ugu horreysay caasimadda Dowlad-Deegaanka Soomaalida ee Jigjiga lagu soo bandhigi doonaa buugga “Naafonimo Waa Maanka” ‎taariikhdu markay tahay 15-ka Febraayo.
‎
‎Buuggan waxaa qoray Ahmed Abdi Abdillahi, oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba, Ahmed kuma uu dhalan naafanimada wuxuu buuggan kaga hadlaya fahamka naafonimada labada heer ee naafanimada ka hor iyo kadib caqabadaha jira, iyo awoodda ku duugan maskaxda aadanaha.
‎
‎Dhammaan bulshada waxaan si xushmad leh uga Codsanayna inaad ka soo qayb gashaan munaasabaddan, si aad garab iyo dhiirrigelin ugu muujisaan qoraaga iyo buuggiisaba

Jimce wanaagsan jaalayaal✨       ゚viralシfypシ゚
06/02/2026

Jimce wanaagsan jaalayaal✨

゚viralシfypシ゚

Hadii aadan ganacsigaaga u samaynin xayaysiis joogta ah oo aadan si qurux badan usoo bandhigin adeega ama badecada aad i...
04/02/2026

Hadii aadan ganacsigaaga u samaynin xayaysiis joogta ah oo aadan si qurux badan usoo bandhigin adeega ama badecada aad iibisid, wuxuu la mid noqon doonaa sida shimbir bilaa baad ah.
‎
‎Hadaba si aad u kobcisid ganacsigaaga, saamayn fican uu ugu yeesho bulshada waa in aad u samaysaa xayaysiis joogta ah oo aan kharash badan kaagaga baxaynin.
‎
‎📞Hadda nalasoo xidhiidh si aan u bilawno kobcinta ganacsigaaga!

‎ 👉 WhatsApp: https://wa.me/251915075569

Jumma Mubarak ✨ 🤲 اللهم في يوم الجمعة اغفر لنا، وارحمنا، وبارك لنا، وتقبّل منا
30/01/2026

Jumma Mubarak ✨
🤲 اللهم في يوم الجمعة اغفر لنا، وارحمنا، وبارك لنا، وتقبّل منا

Macmiil waxaanu diyaar u nahay in aanu kaala shaqayno kobcinta ganacsigaaga, anagoo adeegsanayna hab casri ah oo waafaqs...
27/01/2026

Macmiil waxaanu diyaar u nahay in aanu kaala shaqayno kobcinta ganacsigaaga, anagoo adeegsanayna hab casri ah oo waafaqsan baahida ganacsiyada maanta.
‎
‎📞Hadda nalasoo xidhiidh si aan u bilawno kobcinta ganacsigaaga!
‎
‎👉 WhatsApp: https://wa.me/251915075569

゚viralシfypシ゚

Shirkada Wehel Digital Service waxay hambalyo u diraysaa dhammaan bulshada Deegaanka Soomaalida munaasabadda Maalinta Mi...
22/01/2026

Shirkada Wehel Digital Service waxay hambalyo u diraysaa dhammaan bulshada Deegaanka Soomaalida munaasabadda Maalinta Midnimada Deegaanka – 23-ka January.
‎
‎Halmbalyo! Hambalyo! dhammaan shacab waynaha deegaan soomaalida. Maalinta midnimada iyo wada jirka shacab waynaha deegaan soomaalida....

゚viralシfypシ゚

𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴?Digital Marketing waa hab lagu xayaysiiyo ama lagu suuq_geeyo badeeco, adeeg, ama fikrad iya...
21/01/2026

𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴?
Digital Marketing waa hab lagu xayaysiiyo ama lagu suuq_geeyo badeeco, adeeg, ama fikrad iyadoo la adeegsanayo internetka iyo qalabka digitalka ah.

Waa suuq_gayn ka dhacda online ka iyadoo la adeegsanayo baraha internetka sida Facebook, Tiktok, Instagram, website, email and etc. ujeedadiisuna waa in la gaadho dad badan si kor loogu qado iibka iyo sumcadda ganacsiga.

゚viralシfypシ゚

Address

Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 14:00
Tuesday 09:00 - 14:00
Wednesday 09:00 - 20:00
Thursday 09:00 - 20:00
Friday 13:30 - 21:00
Saturday 09:00 - 20:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wehel Digital Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share