29/07/2025
Ogeysiis Shaqo
Nagu soo biir oo noqo Maareeyaha Iibka iyo Suuqgeynta! Waxaan raadineynaa qof firfircoon oo leh xirfado isgaarsiineed oo xooggan, khibrad ku saabsan baraha bulshada, iyo hal-abuur. Codso hadda!
Xirfadaha Loo Baahan Yahay:
• Ku hadlidda Af-Soomaali iyo Amxaariga
• Khibrad ku saabsan baraha bulshada.
• Aqoon ku saabsan qalabka naqshadaynta (tusaale Canva and graphic design). Haddii aadan aqoon, waanu ku baraynaa.
Goobta shaqada: Jigjiga
Mushaharka: 10-15 Kun
Qaabka Loogu Codsado:
Haddii aad xiisaynayso, CV-gaaga iyo warqadda codsigaaga u dir [email protected] adoo ku qoraya: Codsiga Maareeye Iibka iyo Suuqgeynta . ama so wac nambarkan:0912866339