Mubarak Center

Mubarak Center The ultimate shopping destination, offering electronics, furniture, clothing, supermarket and more.

The ultimate shopping destination offering electronics, furniture, clothing, supermarkets and more.

08/12/2025

Supermarketka Mubarak Business Center waxaa idunku diyaar ah alaab tayadeedu sareyo sida sharaabada, cuntoyinka fudud, rashinka iyo cosmetics. Dhammaan waxay kugu diyar yihiin supermarketka Mubarak Business center.

06/12/2025

Macmiil Jiifki turkiga aha nocyadi ugu danbeyay ayaan idiin diyaariney, Haddaba hamooganin ee noguso booqo xaruntena Mubarak Business Center ee magalada jigjiga.

Macmiil Waxan Ku diyaariney fadhiyadii turkiga ahaa oo casri ah,  Haddaba Macmiil yan laga hor qaadan ee naguso booqo Mu...
24/11/2025

Macmiil Waxan Ku diyaariney fadhiyadii turkiga ahaa oo casri ah, Haddaba Macmiil yan laga hor qaadan ee naguso booqo Mubarak Business Center oo kamid noqo macamiisha ugu horeysa ee qaadata fadhiyadan casriga ah.

22/11/2025

Mubarak Business Center Hoyga Luxury ga, Waxa kugu diyaar ah alaabta guryaha oo casri ah. Haddaba Macmiil Nogu so booqo xaruntena Mubarak Business Center.

02/11/2025

01/11/2025

Macmiil Ugu Kalay Mubarak Business Center agabyada Kala duwan sida Electronics ka, Furniture ka casriga ah, Fitness ka, Adeega supermarket ka, Cadaro noocyada brand ga ah iyo Dhar tayo sare leh 🛍️✨.

Kor u qaad bilicda gurigaaga! Soo hel alaabta guryaha ee casriga ah korna uqadaya bilicda gurigaaga. 💫 Booqo dukaankeena...
01/11/2025

Kor u qaad bilicda gurigaaga! Soo hel alaabta guryaha ee casriga ah korna uqadaya bilicda gurigaaga. 💫 Booqo dukaankeena maanta oo arag doorashooyinka cajiibka ah ee saamaxaya inaad noloshaada wax ka beddesho! 🏠❤️

31/10/2025

Discover the ultimate shopping experience at our mall! Dive into a world of electronics, fitness, cosmetics, supermarket essentials, furniture, and clothing. What's your favorite section to explore? Share with us!

30/10/2025

Kusoo dhawaada Mubarak Business Center! Meesha aad ka heli karto qalab tayo sare leh iyo horumar joogto ah 💼✨. Waan ku faraxsanahay inaan idinkugu adeegno dhammaan baahiyihiinna ganacsi iyo mid gar ahaneedba. Ma raadineysaa alaab cusub oo tayo leh maanta? 💡
Maxaad ka heshay Mubarak Business Center markii ugu dambeysay? Fikraddahaaga nala wadaag!

30/10/2025

Mubarak Business Center Ugu Kalay Furniture Turkey Ah Oo Casri Ah, New Furniture Arrived.

30/10/2025

Mubarak Business Center Waxa Kugu Diyaar Ah Safaradii Ugu danbeeyay Sida Electronics, Dharka, Cadarada, Cosmetics Iyo Furniture Ka Guryaha Iyo Xafiisyada. Kusoo Dhawada Mubarak Business Center.

Address

8QXX+RQQ
Jijiga

Opening Hours

Monday 02:15 - 08:00
Tuesday 02:15 - 08:00
Wednesday 02:15 - 08:00
Thursday 02:15 - 08:00
Saturday 02:15 - 08:00
Sunday 02:15 - 08:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mubarak Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category