Fudaydiye Store

Fudaydiye Store Waa store Qaab online u shaqeeya kana helayso Alaabaha electronics sida saacadaha Earpods Latest vers

๐ŸŒ™โœจ ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ โœจ๐ŸŒ™ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑMunaasabadda Ciidul Adxaa awgeed, Fudaydiye Store waxay hambalyo diirran u dira...
26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ โœจ๐ŸŒ™
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed, Fudaydiye Store waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan macaamiisheena iyo ummadda Muslimiinta ah.

Ilaahay ha naga aqbalo camalka wanaagsan, hana inooga dhigo ciid farxad, nabad, barako iyo wadajir leh. ๐Ÿคฒ

Ciidan quruxda badan, ku farxad geli naftaada iyo ehelkaaga electronics tayo leh oo aad online uga dalban karto Fudaydiye Store. ๐ŸŽง๐Ÿ“ฑโŒš

๐Ÿ›๏ธ Fudaydiye Store
Online Electronics Store

Khudbadii u dambaysay ee uu Nabi Muxamed (NNKH) ka jeediyay Banka Carafa sagaalkii (9) bisha xurmaysan ee Eebbe ee Dul X...
26/05/2026

Khudbadii u dambaysay ee uu Nabi Muxamed (NNKH) ka jeediyay Banka Carafa sagaalkii (9) bisha xurmaysan ee Eebbe ee Dul Xijah.

Sanadkii tobnaad (10) ee Hijriyada ayay ahayd markii uu Rasuulkeennii suubbanaa (NNKH) uu aadamiga oo dhan uu jeediyay khudbad ay mudan tahay in qof walba muslim ah ama aan muslim ahaynba ay akhriyaan. Waxay ahayd xajkiisii ugu horeeyay uguna dambeeyay ee rasuulku soo guto. Waxaynu oghayay in Nabi Muxamed (NNKH) uu afar jeer soo cumraystay, ha yeeshee uu hal mar kaliya soo gutay waajibaadka xajka.

Khudbadii uu Rasuulku maalintaas jeediyay waxay ahayd, fatriin muhiim ah oo ay waajib tahay in qof walba oo muslim ah oo ugu yaraan hal mar akhriyo kalmadihii uu Rasuulku maalintaas sheegay. Waxaad halkan hoose ka heli doontaa khudbadii oo Af Soomaali loo tarjumay.

FADLAN MARKII AAD AKHRISO SII GUDBI.

'' Dadyohow i dhegaysta, ma garanayo in sanadkaan ka dib aan mar dambe halkaan soo istaagi doono. Sidaa daraaddeed si fiican u dhegaysta warka aan idiin sheegayo, una sii gudbiya kuwa aysan u suurto galin inay halkaan nala joogaan.

Meeshaan barakaysan, maalintaan barakaysan iyo bishaan barakaysan darteed, xasuusnaada in aad dhabtii abuurihiinna (rabbi) la kulmi doontaan, camalladiinnana laydinka xisaabin doono, haddaba digtoonaada. Dadyohow dhiiggiina iyo maalkiinnu, waa idinka xaaraansan yahay. Midkii idinka mid ah ee ammaano haya, ha u celiyo qofkii iska lahaa. Ribbo (Dulsaar) dhammaanteed waa mamnuuc, ha yeeshee faaโ€™iidadiinna idinkaa iska leh.

Qofna ha dulmiyin adigna laguma dulmin doonee. Ha iska aargoosanina, Dhiiggii aad iska daadiseen waqtigii jaahilyadda.Dadyohow iska ilaaliya shaydaanka, wuxuu isku dayi doonaa in uu idinku khaldo waxyaalo yar yar, uga digtoonaada shaydaanka diintiina darteed.

Raggoow ogaada in dumarkiinu xaq idinku leeeyihiin, idinkuna aad iyaga xaq ku leedihiin. Xasuunow in aad ku guursatay, Ogolaanshaha ilaahay iyo rumaysnaantiisa. Haweenkiinu waxay xaq idiinku leeyihiin, inaad si naxariisleh u quudisaan uguna labistaan. Ula dhaqan marwadaada si wanaagsan oo naxariis leh, sababtoo ah waa lammaanaagii nolosha iyo mid mar walba ku caawin doonta.Dadyohoow si wanaagsan ii dhagaysta.

Caabud Allah (SWT) oo kaliya, si joogta ah u tuko shantaada salaaddood, Soon bisha barakaysan ee soonqaad, ka bixi hantidaadda sakada, soo gudo waajibaadka xajka hadii aad awoodid.

Bini Aadamka oo dhammi waxay ka yimaadeen Aadam iyo Xaawo, Carabtu k**a sarayso kuwa aan carabta ahayn, kuwan aan carabta ahayna k**a sareeyaan carabta. Dadka Caddaanka ahi k**a sareeyaan kuwa Madoow, Dadka madoowga ahina k**a sareeyaan kuwa cad. kaliya waxaa lagu kala sareeyaa waa camaladiina.

Ogaada Muslimiinta oo dhammi waa walaalo, IslaamniMaduna waxay ku dhisantahay walaaltinimo.

Dadyohoow Ogaada ma jiro Rasuul ama Nabi aniga gadaashayda imaan doona, sidaa daraadeed si fiican u dhuuxa warkayga, waxaan idiinka tegay laba waxyaalood oo kala ah, Quraanka iyo Sunnadayda. haddii aad labbadas ku dheganaataan waligiin lumi maysaan. Intiinnna i dhegaysanaysaay warkayga u sii gudbiya inta aan nala joogin, waxaa laga yaabaa kuwa warkaygu gaaro inay ka fahmi ogyihiin kuwa toos u dhagaysanaya.

Intaas kadib Rasuulka ( NNKH ) wuxuu khudbadiisii raaciyay Aayaad Quraan ah oo markas toos ugu soo degay oo ay ka mid ahayd:

(ุงู„ู’ูŠูŽูˆู’ู…ูŽ ุฃูŽูƒู’ู…ูŽู„ู’ุชู ู„ูŽูƒูู…ู’ ุฏููŠู†ูŽูƒูู…ู’ ูˆูŽุฃูŽุชู’ู…ูŽู…ู’ุชู ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ู’ ู†ูุนู’ู…ูŽุชููŠ ูˆูŽุฑูŽุถููŠุชู ู„ูŽูƒูู…ู ุงู„ู’ุฅูุณู’ู„ูŽุงู…ูŽ ุฏููŠู†ู‹ุง

โ€œMaanta ayaan idiin dhamaystiray diintiinna, waxaanan ku ebyay korkiina barwaaqadayda, Islaamka ayaanan diin ahaan idiin oggolaaday.โ€

Ugu dambayna gabagabadii khudbadiisa ayuu Rasuulkeenii Suubannaa (NNKH) isagoo codka kor u qaadaya wuxuu yiri ''Eebboow ka markhaati noqo in aan fariintaadii u gudbiyay dadkaaga.

Maalintaan Carafa ee barakaysan darteed, la wadaag qoraalkaan asxaabtaada kale, dhammaanteenna aynu is cafino.

New Arrival
23/12/2024

New Arrival

Islamic Ring for thikr and Qibla Waterproof
23/12/2024

Islamic Ring for thikr and Qibla
Waterproof

New arrival
23/12/2024

New arrival

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ
07/07/2024

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Stay connected, track your health, and enhance your style with the latest smartwatches!---------------------------------...
28/05/2024

Stay connected, track your health, and enhance your style with the latest smartwatches!
---------------------------------------โ€---------------
Features :
๐Ÿ•’ for time
๐Ÿ’ฌ for messages
๐Ÿ“ž for calls
โค๏ธ for health
๐ŸŽต for music
๐Ÿ“ for location/GPS
----------------------------------------------------------------------------
Discover the power of smartwatches: stay connected, monitor your health, and elevate your style effortlessly. With features like notifications, fitness tracking, GPS, and customizable designs, smartwatches are the ultimate blend of functionality and fashion. Enhance your daily life with a device that's always at your wrist, ready to assist you in achieving your goals and keeping you connected to what matters most. Experience the future of technology with a smartwatch today.

Steps To Follow
28/05/2024

Steps To Follow

12/02/2024

New Arrival

Address

Fikir Oo Fahan
Jijiga

Telephone

+251703410112

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fudaydiye Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fudaydiye Store:

Share