Hiil Media

Hiil Media Wacyi-galin, Madadaalo iyo Hal-abuur

15/03/2025

Abwaan Axmed faarax Cali (Idaajaa)🥰@

22/11/2023

The right man the right position 👍

22/11/2023

Sideen u khushuucaa salaada
share dheh kheyrka wll dad badan ha gaadho si ay uga faa idaystaane

13/11/2023

Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)
Baledwayn iyo say ku timi

18/10/2023

Free Palestine 🇵🇸 ✨️
Allow walaalahayo dhibta ka dul qaad (aamin yaarsbi)

Sawirkan aan idinla wadaagay waxaa jira wax la yidhaahdo "Dooxada niyadjabka" oo qofku marka uu isbadal ku dhaqaaqo isbu...
20/09/2023

Sawirkan aan idinla wadaagay waxaa jira wax la yidhaahdo "Dooxada niyadjabka" oo qofku marka uu isbadal ku dhaqaaqo isbuucyadda h**e waxaa laga yaabaa inuusan wax isbadal ah arkin laakiin waa inta ugu muhiimsan ee la doonayo qofku inuu cagaha dhulka kusii hayo, oo uu u sabro

Marka aad isbedel ku dhaqaaqdo tusaale: waxaad isku dayday inaad Miisaan iska dhinto oo aad caafimaadkaaga ilaaliso, waxaa jirta hal shey oo dadka intooda badan niyadjab ku rida oo ay u guuldaraystaan taas oo ah inay waxbadan rajeeyaan oo ay niyada gashadaan waxyaabo badan balse ay u noqon weydo isbuucyadda h**e, kadibna iyagoo inyar u dhimantahay halkaas ku joojiya.

Markasta rajadaada meel sare ha geynin sababtoo ah, marka aad aragto inaad sidaadii tahay oo hal kiilo kaa dhici la'dahay adigana aad sugaysay inay 10 kiilo kaa dhacdo waxaa dadku badankood ku dhacda inay iska daayaan oo ay halkaas kaga haraan, hadafkii ay doonayeen inay gaaraan.

MAXAA XAL AH?

Markasta ha filan inaad markiiba isbadalka aragto ee waxaad ku dadaashaa inaad hab samaysato (System) oo aad systemkaas ku kalsoonaato tusaale: adiga waxaad ku dadaashaa maalinkii saacad inaad jiimka tagto cuntadana iska saxdo bes, systemkaas raac laakiin maalinkasta miisaan ha fuulfuulin.

caseer

16/09/2023

✔️ Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud💯

Hiil Media .

Jumce Wanagsan walaalayaal🥰Allah waa inoo danbi dhaafiye aynu utoo bad keeno🥰
08/09/2023

Jumce Wanagsan walaalayaal
🥰Allah waa inoo danbi dhaafiye aynu utoo bad keeno🥰

05/09/2023
03/09/2023

Arday loo diiday Inay qalin jabiyaan?
Sheeko.
Hiil Media

03/09/2023

Wariye Ahmed Sheeko, Iskuul Aan lahayn wax imtixaana 🫣😎?

02/09/2023

Muusa Alkhawaarsami
Hiil Media

Address

Degahbour
Degeh Bur

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share