Madbacada hilaal-jet

Madbacada hilaal-jet leading commercial printers
hilaal jet waa madbacada aad ka helayso daabacaada cabir kasta Cayn kasta iyo cadad kasta

05/01/2026

Soo Gaadh Hilaal-jet si aad Uhesho Boodhka Aad Ubaahantahay

05/01/2026

From Design To Printing
Waxaad La socotaa In Maamulka Magaalada Dhagaxbuur Soo Saaray Amar Kaas OO kusaabsan In luuqada Boodhasha Kuqoran yihiin Laga Dhigo Afkeena Hooyo Ee Afsoomaaliga Sidaas Daraadeed Shirkada Daabacaada Ee Hilaal-jet Ayaa Diyaar Idiin La ah Cad kasta , Cayn kasta , iyo Cabirka Aad Doonta Hada Dalbo Hada Hell
Adigoo Wacaya
Line 0257711077
Tell: 0928362696

Dhammaan shacabka ku nool Mamulka magalada Dhagaxbuur iyo guud ahaan Muslimiinta caalamkaWaxaan idiin ku hambalyeynayaa ...
28/02/2025

Dhammaan shacabka ku nool Mamulka magalada Dhagaxbuur iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka
Waxaan idiin ku hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee bilashada bisha Ramadaan.
Munaasabaddan oo ah mid ka mid ah bilaha ugu muhiimsan ee Islaamka, waxay na xasuusinaysaa qiimaha sabarka, toobadda, iyo ujeeddooyinka wanaagsan. Waxaa inoo nasiib ah inaan markale gaadhno bisha barakaysan ee Ramadaan. Ilaahay ha idinka aqbalo soonkiina, salaadaha, iyo camallada wanaagsan.
Insha Allah, bisha Ramadaan waxay noogu noqon doontaa mid barwaaqo, caafimaad, iyo nabad ah.
Ramadan Mubarak!

Address

Alikayse Asphalt Road
Degeh Bur

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00

Telephone

+251911066669

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madbacada hilaal-jet posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Madbacada hilaal-jet:

Share